
Yoolkayga: 90 Maalmood, $2,000 – Maalinta 1aad!
Mararka qaar, waxay noloshu kaa rabtaa go’aan adag iyo qorshe cad. Maanta waxaan bilaabayaa safar cusub — 90 maalmood gudahood waxaan sameeynayaa $2,000 anigoo isticmaalaya xirfaddeyda website sameynta. Ma ahan kaliya lacag raadis, waa tijaabo nafeed, kobcin xirfadeed, iyo riyo...